seegseeg
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-gyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Qof nolosha ku fashilay. 2. Qof aan waxba tacban karin; nacas; doqon. 3. Qof aan waxba haysan dhibaatana hayso.
- Nolol ku fashilid (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

