seegseegidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg seegseeg². seeji lg2 (-iyay, -isay) Cid wax gefsiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
seegseegQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-gyo, m.dh)Macnaha:1. Qof nolosha ku fashilay. 2. Qof aan waxba tacban karin; nacas; doqon. 3. Qof aan waxba haysan dhibaatana hayso.Nolol ku fashilid (qof).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0