seesidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg sees².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
seesQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-sas, m.l)Macnaha:1. Garangar yar oo qodxa ka taagtaagan yihiin oo weylaha gafuurka loo geliyo si aysan lo'da u nuugin. 2. Asaas; saldhig. 3. Nin ka shaqeeya xera-da fardaha.Weylo si aysan lo'da u nuugin garangar yar oo qodxo ka taagtaaganyihiin gafuurka u gelin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0