sees
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-sas, m.l)
Macnaha:
- 1. Garangar yar oo qodxa ka taagtaagan yihiin oo weylaha gafuurka loo geliyo si aysan lo'da u nuugin. 2. Asaas; saldhig. 3. Nin ka shaqeeya xera-da fardaha.
- Weylo si aysan lo'da u nuugin garangar yar oo qodxo ka taagtaaganyihiin gafuurka u gelin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

