shaag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gag, m.l)

Macnaha:

  1. Shay wareegsan oo isugu jira cinjir iyo bir oo baabuurtu ku socdaan. 2. Dhabbe jid cadde ah oo baabuurtu marto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur