shaambin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shaambi². ld shaambis.

shaambi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.l)

Macnaha:

  1. Weel weyn oo dhoob ka samaysan qaab ukumeedna leh iyo dabo dhuuban oo biyaha lagu shubto; aashuun. ld shaambaay.
  2. Si aayar ah oo xarrago ku jirto u socosho.

shaambis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shaambin.