shaashoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shaashow. ld shaa-shood.

shaashow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. Wax shaasho ku dhacday noqosho (carruur iyo haween). ld shaashoo.