shaashowQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)Macnaha:Wax shaasho ku dhacday noqosho (carruur iyo haween). ld shaashoo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shaashooQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-ooday, -ootay)Macnaha:ld shaa-show.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0