shaashsaaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg shaashsaar². ld shaashsaaris.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shaashsaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xaflad la sameeyo toddabaadka arooska dhammaadkiisa oo gabadha, shaash muujinaya inay gabar-nimadii ka baxday loogu saaro.Gabar la aroosay markii ugu horreysay shaash u saarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
shaashsaarisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld shaashsaarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0