shaashsaar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Xaflad la sameeyo toddabaadka arooska dhammaadkiisa oo gabadha, shaash muujinaya inay gabar-nimadii ka baxday loogu saaro.
- Gabar la aroosay markii ugu horreysay shaash u saarid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: