shabaabQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:S. ah: nin dhallinyaro ah; barbaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
barbaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Nin dhallinyaro ah oo aan weli guursan.Dhallinyaro rag iyo naago leh oo aan weli guursan.Barbaar noqosho; korid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00