barbaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Nin dhallinyaro ah oo aan weli guursan.
  2. Dhallinyaro rag iyo naago leh oo aan weli guursan.
  3. Barbaar noqosho; korid.

korid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kor².