shacbaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Bilaha dayaxa oo Musliimku tirsado tooda siddeedaad oo u dhexeysa rajab iyo soonqaad; soondheere.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
soondheereQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda siddeedaad oo u dhexeysa rajab iyo soonqaad; gasyar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00