soondheere

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda siddeedaad oo u dhexeysa rajab iyo soonqaad; gasyar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur