shafeec

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shafeeco.
  2. Qof ciriiri ku jira Ilaah gargaar uga baryid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shafeeco

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Raxmad iyo naxariis xag Eebbe laga helo. 2. Gargaar iyo naxariis. ld shafeec¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur