shafeecoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Raxmad iyo naxariis xag Eebbe laga helo. 2. Gargaar iyo naxariis. ld shafeec¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shafeecQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld shafeeco.Qof ciriiri ku jira Ilaah gargaar uga baryid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0