shahmaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Amakaag.
  2. Ka sh.: wax aad ula yaabid.

Lamidka: Amakaag

amakaag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Yaab weyn; ashqaraar. 2. amakaagid.
  2. Si aad ah u yaabid. ld amankaag².