amakaag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Yaab weyn; ashqaraar. 2. amakaagid.
  2. Si aad ah u yaabid. ld amankaag².

ashqaraar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Yaab weyn; amakaag. 2. ld ashqaraarid.
  2. Yaab weyn iyo fajac la kulmid.

amakaagid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg amakaag². ld amakaag¹ (2), amankaag¹, amankaagid.

amankaag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld amakaagid.
  2. ld amakaag².