shamac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xanjo shinnidu samaysato oo malabka ku kaydsato. 2. Ul dhuuban oo xayr ka samaysan oo inta dhexda dun ama wax u eg laga geliyo la daaro ama shidma. ld shimic, shumac.

shimic

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shamac.

shumac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shamac.