shimicQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld shamac.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shamacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Xanjo shinnidu samaysato oo malabka ku kaydsato. 2. Ul dhuuban oo xayr ka samaysan oo inta dhexda dun ama wax u eg laga geliyo la daaro ama shidma. ld shimic, shumac.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0