shanayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shanee.

shanee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)

Macnaha:

  1. 1. Tiro afar ah shan ka dhigid. 2. Ka sh.: cid ka guul helid.