shanle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Xaashi turub oo shan dhibcood leh. 2. Buntukh shan xabbadood qaada.