shareeran
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)
Macnaha:
- 1. Wax la qariyey noqosho. 2. Wax la awday noqosho.
- 1. Wax la qariyey ahaansho. 2. Wax la awday ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

