shareermid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shareeran¹.

shareeran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Macnaha:

  1. 1. Wax la qariyey noqosho. 2. Wax la awday noqosho.
  2. 1. Wax la qariyey ahaansho. 2. Wax la awday ahaansho.