sharqami

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld sanqari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sanqari

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Ka s.: wax sanqar ka yeersiin. ld shanqari, sharqami.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur