sharqar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld sanqar¹.
  2. ld sanqar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sanqar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ro, ml.)

Macnaha:

  1. Jabaqda ka dhalata laba shay oo isku dhacday. ld shanqar¹, sharqan¹, sharqar¹.
  2. Sanqar samayn. ld shanqar², sharqan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur