shataarad
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Naag arrimaheeda ganacsi fulin og oo xirrib (xeelad) iyo baraarugsanaan daran ku meel-marsata. 2. Xirribta iyo baraarugsanaanta arrimaha ganacsi iwm lagumeel-mariyo. ld shitaa-rad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

