shitaaradQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld shataarad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
shataaradQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Naag arrimaheeda ganacsi fulin og oo xirrib (xeelad) iyo baraarugsanaan daran ku meel-marsata. 2. Xirribta iyo baraarugsanaanta arrimaha ganacsi iwm lagumeel-mariyo. ld shitaa-rad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00