shawlaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ciid dhagxaan yaryar leh oo bulukeetiga laga sameeyo. ld shawlaxo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shawlaxoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:ld shawlax.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0