shawlaxo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. ld shawlax.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shawlax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ciid dhagxaan yaryar leh oo bulukeetiga laga sameeyo. ld shawlaxo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur