shaxidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg shax². ld shixid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shaxQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Cayaar dhulka lagu dhigto ama loox loo sameeyey korkiis oo laba qof lagu cayaaro. 2. Shilin yaryar oo aan ishu aad u qaban karin. 3. Jadwal.Shax cayaarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
shixidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld shaxid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0