shaxshax

Qaabnax: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate

Macnaha:

  1. Sh. ah: wax nadaafad iyo muuqaal wanaagsan.

ah

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Macnaha:

  1. (yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.
  2. ld aah.