sheel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Meel wax lagu qarsado. 2. Xabsi.
  2. Wax qarin.

xabsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xabbis¹.