sheemid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sheen².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sheen

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ka ilaalinta awr qooqan uu ka ilaaliyo geela uu la jiro rati kale.
  2. Awr qooqan geela uu la jiro in uu rati kale soo galo ka ilaalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur