sheenQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ka ilaalinta awr qooqan uu ka ilaaliyo geela uu la jiro rati kale.Awr qooqan geela uu la jiro in uu rati kale soo galo ka ilaalin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00