shicib

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shacab.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shacab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (shucuub, m.dh) 1. Dadweyne; ummad. 2. Qar badda dhexdeeda ku yaal. ld shacbi, shicib.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur