shacabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(shucuub, m.dh) 1. Dadweyne; ummad. 2. Qar badda dhexdeeda ku yaal. ld shacbi, shicib.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dadweyneQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ummad inteeda la xukumo ee aan maamulka siyasiga wax ka hayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ummadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:1. Dad meel wada deggan oo dhaqan iyo dhaqaale wadaag ah. 2. Dad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
shacbiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld shacab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
shicibQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld shacab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0