shidid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shid

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-day, -dday)

Macnaha:

  1. 1. Dab iwm hurin. 2. Nal, raadiye iwm daarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur