shiilasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shiilo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shiilo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-iishay, -iilatay)

Macnaha:

  1. 1. Subag ama saliid wax ku bislaysasho. 2. Burcad-dhalaalsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur