shiishidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg shiish².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shiishQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (-shash, m.l) Kurtun yar, bir ah oo ka soo taagan dhuunta buntukha madaxeeda hore oo marka wax la nishaabayo iyada iyo fantax yar oo iyaduna buntukha meel dhexe oo hore kaga taal laysku abbaaro. 2. Nishaab; toog.Wax nishaabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0