shitaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shataar¹.
  2. ld shataar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shataar

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Sh. ah: qof arrimihiisa ganacsi fulin og oo xeelad iyo baraarugsanaan daran wax ku meel marsada. ld shitaar¹.
  2. Arrin si shataaradi ku jirto u fulin. ld shitaar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur