shohor

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Ur xun oo labka nafleydu leeyahay oo la dhibsado; shuruf.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shuruf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shirif¹.
  2. ld shirif².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur