heyrQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Shiir; shohor.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shiirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ur aan aad u qurmuunayn sida kan dhididka dadka iwm.Shiir yeelasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
shohorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Ur xun oo labka nafleydu leeyahay oo la dhibsado; shuruf.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0