shootoliQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld sootoli.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sootoliQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:1. Maxaar dheer oo lagu tolo jawaanada, qobtollada iwm. 2. Xarig dufta jawaanka ka samaysan oo loo isticmaalo tolidda jawaanada, qobtol-lada iwm. ld shootoli.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0