sootoli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Maxaar dheer oo lagu tolo jawaanada, qobtollada iwm. 2. Xarig dufta jawaanka ka samaysan oo loo isticmaalo tolidda jawaanada, qobtol-lada iwm. ld shootoli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shootoli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld sootoli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur