shubaalQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Laxooxda balballaaran nooc ka mid ah oo macaan. 2. Shubidda ceel la shubo. 3. ld shubid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shubidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg shub². ld shub¹, shubaal, shubniin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0