shubidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg shub². ld shub¹, shubaal, shubniin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhis ka samaysan bir, ciid, quruurux iyo shamiinto isku dhafan oo isku qallalay. 2. Cayaar ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed, leh jiib iyo jaan oo ragga iyo dumarku wada dheelan. 3. ld shubid.1. Hoore meel ku geddin. 2. Xoolo waraabin. 3. Lacag bangi dhigid. 4. Quruurux, ciid, shamiinto iwm dhismo ka samayn. 5. Bir iwm dhalaalin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
shubaalQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Laxooxda balballaaran nooc ka mid ah oo macaan. 2. Shubidda ceel la shubo. 3. ld shubid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
shubniinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld shubid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0