shuftanimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (taar.) Dagaalyahan ee dagaallamaaya oo ka mid ah ciidan aan rasmi ahayan, ee ka soo horjeeda ciidamada dawladda iyo booliska; jabhad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jabhad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Qof ka mid ah urur u dagaallama xurriyad iyo madaxbannaani
  2. 1. Weji. 2. Urur u halgama xurriyad iyo madaxbannaani.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur