shuhub
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (c.fal) Gabal ka soo go'ay maatar adag oo soo galay gibilka qaybtiisa sare kana yimid dulalaati sare,lagana arko dhulka, ilays ka dhasha isxoqidda isaga iyo hawada uu soo dhexmarayo awgeed.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: