shummoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Calaamad dhibic ah; joogsi. ld shumme.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
joogsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Astaan dhibic ah oo hadal dhan oo qoraal ah dhammaadkiisa lagu dhigo. 2. ld joogsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
shummeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld shummo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0